HomeWararMadaxweynaha Turkiga oo si kulul uga hor yimid qorsho uu wato Maraykanka

Madaxweynaha Turkiga oo si kulul uga hor yimid qorsho uu wato Maraykanka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweyne Erdogan oo maanta ka hadlay  Xildhibaanadda Xisbiga haya talada dalkaasi ee AK Party  ayaa sheegay inay Madaxda Maraykanka sheegeen waxyaabo kala duwan, wuxuuna  si gaar ah ugu eedeeyey La-taliyaha Amniga Qaranka Maraykanka, John Bolton inuu galay Qalad khatar ah. “Maleeshiyaadka YPG iyo PKK marnaba ma matali karaan dadka Kurdishka” ayuu yiri Madaxweyne Erdogon, wuxuuna  […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne Erdogan oo maanta ka hadlay  Xildhibaanadda Xisbiga haya talada dalkaasi ee AK Party  ayaa sheegay inay Madaxda Maraykanka sheegeen waxyaabo kala duwan, wuxuuna  si gaar ah ugu eedeeyey La-taliyaha Amniga Qaranka Maraykanka, John Bolton inuu galay Qalad khatar ah.

“Maleeshiyaadka YPG iyo PKK marnaba ma matali karaan dadka Kurdishka” ayuu yiri Madaxweyne Erdogon, wuxuuna  Dowladda Maraykanka ugu baaqay inay soo wareejiyaan Saldhigyadooda ku yaalla gudaha Syria.

- Advertisement -

Waxa uu carrabka ku dhuftay inay Diiddankiisa diyaar u yihiin inay gudaha u galaan dalka Syria, wuxuuna ugu baaqay Maraykanka inay ka dhabeeyaan inay ka baxaan magaalladda Manbij ee dalka Syria.

Dhinaca kale, Madaxweyne Erdogan waxa uu hakiyey Kulan uu galabta la yeelan lahaa La-taliyaha Amniga Qaranka Maraykanka, John Bolton, wuxuuna taasi bedelkeeda  sheegay inuu Boltan la kulmi doonaa dhigiisa dalka Turkiga, Ibrahim Kalin, iyo Saraakiisha kale ee joogta Qasriga Madaxtooyadda Turkiga

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts