HomeWararWasiirka Cusub ee howlaha guud oo Maanta xilka la wareegay

Wasiirka Cusub ee howlaha guud oo Maanta xilka la wareegay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiirka cusub ee Wasaaradda howlaha guud, dib u dhiska iyo Guriyeynta Soomaaliya, Cabdi Aaden Hoosoow, ayaa Maanta xilka kala wareegay Wasiirkii hore ee Wasaaraddaasi, C/fitaax maxamed Ibraahim (Geeseey). Xafladda xil-wareejinta oo ka dhacday xarunta wasaaradda ayaa waxaa qeyb galay Ra’iisul wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar),Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul wasaaraha, Cabdullaahi Xaamud, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka cusub ee Wasaaradda howlaha guud, dib u dhiska iyo Guriyeynta Soomaaliya, Cabdi Aaden Hoosoow, ayaa Maanta xilka kala wareegay Wasiirkii hore ee Wasaaraddaasi, C/fitaax maxamed Ibraahim (Geeseey).

Xafladda xil-wareejinta oo ka dhacday xarunta wasaaradda ayaa waxaa qeyb galay Ra’iisul wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar),Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul wasaaraha, Cabdullaahi Xaamud, Wasiir ku xigeenka Wasraadda, Jamaal Xasan Maxamed, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Agaasime Waaxeedyada iyo Shaqaalaha Wasaaradda.

- Advertisement -

Wasiirkii hore ee Wasaradda, Mudane ; Cabdifataax Maxamed Ibraahim , ayaa ugu horeyn ka hadlay Waxyaabihii u qabsoomay oo ay kamidyihiin heshiisyo uu la galay hay’ado Caalami ah iyo Dowladaha Saaxiibka la ah Soomaliya.

Wasiirka Cusub ee Wasaradda, Cabdi Aadan Hoosoow ,ayaa sheegay inuu la imaan doono hufnaan caddaalad iyo how-karnimo dhinaca shaqada ah, halkaana uu kasii wadi doono hawlaha horyaalla Wasaaradda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts