HomeWararGuddoomiyihii Gobolka Sool Puntland oo la xiray

Guddoomiyihii Gobolka Sool Puntland oo la xiray

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka laga helayo Magalada Garoowe ayaa waxa ay sheegayaan in Xabsi ku yaalla Magalada Garoowe lagu xiray Guddoomiyihii hore ee Gobolka Sool Puntland Abukar Cabdi Geelle. 31-kii Bishii lasoo dhaafay ee December ayuu ku dhawaaqay in uu sababao isaga u gaar ah isaga casilay xilka Guddoomiyaha Gobolka Sool ee Dowlad goboleedka Puntland. Hayeeshee warar soo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka laga helayo Magalada Garoowe ayaa waxa ay sheegayaan in Xabsi ku yaalla Magalada Garoowe lagu xiray Guddoomiyihii hore ee Gobolka Sool Puntland Abukar Cabdi Geelle.

31-kii Bishii lasoo dhaafay ee December ayuu ku dhawaaqay in uu sababao isaga u gaar ah isaga casilay xilka Guddoomiyaha Gobolka Sool ee Dowlad goboleedka Puntland.

- Advertisement -

Hayeeshee warar soo baxayay ayaa waxa ay sheegayeen in lagu eedeeyay falal la xiriira musuq maasuq wallow aan weli sirasmi ah loo faah faahin sababaha loo xiray.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts