HomeCaalamkaDhoolatus Milliteri oo ka dhici doona Badda Cas

Dhoolatus Milliteri oo ka dhici doona Badda Cas

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Wargeyska Arab News ee ka soo baxa dalka Sacuudiga ayaa sheegay inay Ciiddanka Badda ee Sacuudiga u diyaar garoobayaan Dhoolatus Milliteri oo bilowga isbuuca soo socda ka dhici doona Badda Cas.

Dhoolatuskaasi oo loogu magac daray:  Hirarka Cas ee 1 ama (Red Wave 1) ayaa waxaa ka qeyb geli doona Ciiddamo ka kala socda dalalka kaabiga ku haya Badda Cas, oo ay ku jiraan dalalka Masar, Sudan, Sacuudiga, Urdun, Jabuuti iyo Yemen.

- Advertisement -

Wargeyska waxa kale oo uu qoray inay Goobjoogayaal ka socda Ciiddanka Badda ee Reer Galbeedka ee  ku sugan Xeebaha Somalia

Taliyaha Ciiddanka Badda ee dalka Sacuudiga, Jeneral Fahad Bin C/llaahi Al-qufayli waxa uu sheegay in Dhoolatuskaasi looga dan leeyhaay sidii lagu xoojin lahaa Ammanka Badda ee dalalka kaabiga ku haya Badda Cas iyo sidii loo xoojin laha Iskaashiga Milliteri iyo Is-dhaafsiga Khibradaha Ciiddan ee Ka-qeybgalayaasha Dhoolatuska loogu magac daray Red Wave 1

Latest stories