HomeCaalamkaDalxiisayaal lagu dilay Qarax ka dhacay duleedka Magalada Qaahira

Dalxiisayaal lagu dilay Qarax ka dhacay duleedka Magalada Qaahira

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

3 Dalxiisayaal u dhalatay dalka Fiyetnaam iyo Nin u dhashay Masar oo hagayey Dalxiisayaashaasi ayaa la xaqiijiyey inay ku geeriyoodeen qaraxaasi oo lala beegsaday Bas ay la socdeen Dalxiisayaal u dhalatay dalka Fiyetnaam.

Hadal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Guaha ee dalkaasi ayaa lagu sheegay in miino lagu aasay wadada dhinaceeda la kacday Baskaasi oo ay la socdeen 14 Dalxiisayaal u dhalatay dalka Fiyetnaam.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Qaraxaasi waxaa ku dhaawacmay 10-Dalxiisayaal iyo Dareewalkii waday Baska lagu weeraray dhulka loo dalxiis tago ee Deegaanka Mariyotiya oo u dhow magaalladda GIZA.

Dhinaca kale, Ra’isul-wasaaraha dalka Masar, Mustafa Madbowli waxa uu amray in ay Dalxiisayaasha dhaawacmay la siiyo daryeel caafimaad oo heer sare ah, isagoo dhanka kalena sheegay in jihadii Baskaasi loo qorsheeyey inuu maro laga bedelay, balse ma uusan shaacinin cidda ka dambeysay arrintaasi..

Ra’isul-wasaaraha oo  dalxiisayaasha dhawacmay ku booqday Isbitaalka waxa uu ku booriyey Beesha Caalamka in loo midoobo sidii looga hor tegi lahaa Kooxaha Argagisadda,

Latest stories