HomeCaalamkaHay’addii Saddexaad oo Xafiiskeedii Nairobi u soo wareejisay Muqdisho

Hay’addii Saddexaad oo Xafiiskeedii Nairobi u soo wareejisay Muqdisho

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Waxaa shalay si rasmi ah loo furay xafiiska Hay’adda Mercy Corps ee Soomaaliya iyadoo uu xariga ka jaray Wasiirka Qorsheynta Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Jamal Maxamed Xassan oo uu wehliyo madaxa Hay’ada iyo Xoghayaha Joogta ah ee Wasaaradda Qorasheynta Cabdulqaadir Axmed Warsame. Kadib baaqii dowladda ayaa waxaa isi soo taraya iyadoo ay ka soo jawaabayaan dhamaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa shalay si rasmi ah loo furay xafiiska Hay’adda Mercy Corps ee Soomaaliya iyadoo uu xariga ka jaray Wasiirka Qorsheynta Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Jamal Maxamed Xassan oo uu wehliyo madaxa Hay’ada iyo Xoghayaha Joogta ah ee Wasaaradda Qorasheynta Cabdulqaadir Axmed Warsame.

Kadib baaqii dowladda ayaa waxaa isi soo taraya iyadoo ay ka soo jawaabayaan dhamaan hay’adaha caalamiga ah ee ka shaqeeya Soomaaliya ay wadanka soo dagaan intaan sandkan 2018 dhamaan.

- Advertisement -

Talaabadan ayaa muujinaysa isbedelada kajira dalka iyo sidii guud ahaan adeegyada loo qabanayo Bulshada Soomaaliyeed xafiisyada qaabilsan Soomaaliya ay uga shaqeyn lahaayeen, iyadoo la ogyahay in ay ku shaqeyn jireen meel ka baxsan Soomaaliya.

Dhawaan waxaa magaalada Muqdisho laga furay xafiisyada Hay’addaha Socdaalka ee IOM iyo. Hay’adda Care International , si howlahooda shaqo ay uga bilowdaan gudaha Soomaaliya

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts