HomeMaqalDhageyso:-Qiimaha Shidaalka oo kor u kacay Kismaayo iyo gaadiidleyda oo ka banaanbaxay

Dhageyso:-Qiimaha Shidaalka oo kor u kacay Kismaayo iyo gaadiidleyda oo ka banaanbaxay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

  Gadiidleyda Magaaladda kismaayo ayaa ka cabanaya sare u kac ku yimid qiimaha la-iibiyo Shidaalka oo sameyn ku yeeshey howshii isku socodka gaadiidka gudaha magaaladda. Qaar ka mid ah Darawalada Gaadiidka ayaa waxa ay sheegeen in qiimaha Shidaalka uu kor u kacay gudaha Kismaayo taasna ay keentay in gaadiidleyda dhigaan banaanbax cabasho ah. Gaadiidleyda ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

 

Gadiidleyda Magaaladda kismaayo ayaa ka cabanaya sare u kac ku yimid qiimaha la-iibiyo Shidaalka oo sameyn ku yeeshey howshii isku socodka gaadiidka gudaha magaaladda.

- Advertisement -

Qaar ka mid ah Darawalada Gaadiidka ayaa waxa ay sheegeen in qiimaha Shidaalka uu kor u kacay gudaha Kismaayo taasna ay keentay in gaadiidleyda dhigaan banaanbax cabasho ah.

Gaadiidleyda ayaa ka codsaday Dowlad Goboleedka Juballand inay wax qabo arrintan laxiriirta qiimaha Shidaalka.

Hoos Ka Dhageyso Codka Gaadiidleyda Magalada Kismaayo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts