HomeMaqalDhageyso:-Al-Shabaab oo la sheegay inay dad ka afduubteen deegaanka Ceel Muluq

Dhageyso:-Al-Shabaab oo la sheegay inay dad ka afduubteen deegaanka Ceel Muluq

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Shalay Gelinkii hore waxaa deegaanka Ceel Muluq ee Gobolka Shabeellaha dhexe ku dagaalamay Shabaab iyo Koox la magac baxday Macaawisley oo ah Shacab is aruursaday. Dagaalkaas kadib ayaa la sheegay in Shabaab la wareegeen deegaanka Ceel Muluq oo hoostaga degmada Cadale sidoo kalena ay dad ka afduubteen. Horjoogaha  Kooxda Macaawisleyda oo lagu Magacaabo Axmed Khadar […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shalay Gelinkii hore waxaa deegaanka Ceel Muluq ee Gobolka Shabeellaha dhexe ku dagaalamay Shabaab iyo Koox la magac baxday Macaawisley oo ah Shacab is aruursaday.

Dagaalkaas kadib ayaa la sheegay in Shabaab la wareegeen deegaanka Ceel Muluq oo hoostaga degmada Cadale sidoo kalena ay dad ka afduubteen.

- Advertisement -

Horjoogaha  Kooxda Macaawisleyda oo lagu Magacaabo Axmed Khadar Xuseen ayaa u sheegay Radio Dalsan in Shabaab ay tuulada Ceel Muluq Guryo ku yaalla oo dad Shacab ah ay leeyihiin ay dab qabad siiyeen.

Sidoo kale waxa uu sheegay inay afduubteen dad Shacab ah oo uu sheegay inay tiro ahaan gaarayaan ku dhawaad 20 Ruux oo dadka Tuulada Ceel Muluq ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ka mid ah.

Majiraan warar madax banaan oo xaqiijinaya warka kasoo baxay Horjoogaha  Kooxda Macaawisleyda ee ah in Shabaab dad ay ka afduubteen tuulada Ceel Muluq.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts