HomeWararNISA oo shaacisay inay gacanta ku dhigtay Xubin ka tirsan Al-Shabaab

NISA oo shaacisay inay gacanta ku dhigtay Xubin ka tirsan Al-Shabaab

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

War kasoo baxay Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa waxaa lagu shaaciya in gacanta lagu dhigay xubin muhiim ah oo ka tirsan dagaalamayaasha Al-Shabaab. Qoraal kooban oo lasoo dhigay barta twitter-ka ee Hay’adda NISA ayaa waxaa lagu sheegay in Ciidamada Ammaanka ay gacnata ku dhigeen Xubin ka tirsan Al-Shabaab  oo madax ka ahaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War kasoo baxay Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa waxaa lagu shaaciya in gacanta lagu dhigay xubin muhiim ah oo ka tirsan dagaalamayaasha Al-Shabaab.

Qoraal kooban oo lasoo dhigay barta twitter-ka ee Hay’adda NISA ayaa waxaa lagu sheegay in Ciidamada Ammaanka ay gacnata ku dhigeen Xubin ka tirsan Al-Shabaab  oo madax ka ahaa Xarun qarsoon oo walxaha qarxa Gawarida lagula xiro.

- Advertisement -

“Ciidanka  NISA ayaa gacanta ku soodhigay dhagarqabe amniga Al-shabab katirsan, oo madax ka ahaa xarun qarsoon oo walxaha qarxa gawaarida lagula xiro. Shakhsigan ayaa sidoo kale cagajuglayn baad uga qaadi jiray qeyb ka mid ah dadka dagan Magaalada Muqdisho.

NISA mashaacin Magaca shaqsiga ay soo qabteen iyo halka uu ka dhacay holwgalka Ninkaasi lagu soo qabtay,hayee inta badan ay soo qabashada Xubnaha ka tirsan Shabaab iyo Daacish ay ku faafiyaan Bartooda twitter-ka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts