HomeMaqalDhageyso:-Xildhibaanadii mooshinka Gudbiyay oo ka hadlay go’aanka Guddoomiye Mursal

Dhageyso:-Xildhibaanadii mooshinka Gudbiyay oo ka hadlay go’aanka Guddoomiye Mursal

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Caawa waxa uu shaaciyay in uu buray mooshinkii 9kii Bishaan ay Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacbaka ka gudbiyeen Madaxweyne Farmaajo. Hadaba mid ka mid ah xildhibaanadii mooshinka gudbiyay oo Caawa la hadlay Radio Dalsan ayaa sharaxay sida uu ku yimid in mooshinka uu buro iyo Go’aanka Guddoomiyaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Caawa waxa uu shaaciyay in uu buray mooshinkii 9kii Bishaan ay Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacbaka ka gudbiyeen Madaxweyne Farmaajo.

Hadaba mid ka mid ah xildhibaanadii mooshinka gudbiyay oo Caawa la hadlay Radio Dalsan ayaa sharaxay sida uu ku yimid in mooshinka uu buro iyo Go’aanka Guddoomiyaha Golaha Shacabka.

- Advertisement -

Xildhibaan Cabdi Xakiin Macalin oo ka mid ah Xildhibaanadii mooshinka keenay ayaa sheegay in mooshinkaas uu ahaa mid markii hore dariiq sax ah lagu keenay,hayeeshee Guddoomiyaha Golaha Shacabka uu raadiyay six al loo gaaro.

Waxa uu sheegay in sababaha mooshinkaas uu ku socon waayo ay ka mid ahaayeen in xilligaan dalka aysan ka jirin Maxkamada Dastuuri ah,sidaas daraadeedna la tixgeliyay codsi ka yimid Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo,iyada oo la fiirinayo danaha dalka iyo dadka Soomaaliyeed.

Ugu dambeyn waxa uu sheegay in kulamo ay wada qaateen Guddoomiyaha Golaha Shacbaka iyo Xildhibaanadii mooshinka keenay ay go’aan ku gaareen in la xaliyo waxyaabaha ay tabanayaan mooshinka ay dib ula laabtaan.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Xildhibaanka oo dhameystiran.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts