HomeWararSawirro:-Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo goordhow bilaabaneysa

Sawirro:-Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo goordhow bilaabaneysa

Date:

Related stories

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Farmaajo oo Xasan Sheekh U Baaqay Wada-hadal

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa Xasan Sheekh Maxamuud ugu baaqay wada-hadal siyaasadeed iyo heshiis laga gaaro

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Waxaa maanta magaalada Baydhabo ka dhaceysaa doorashada madaxtinimo ee Maamulka Koonfur Galbeed, waxaana doorashada ku tartamaya ila shan musharrax. Waxay musharrxiinta kala yihiin,Aadan Maxamed Nuur Saransoor, Xuseen Cismaan Xuseen, Ibraahim Macalin Nuunow,Seyid Axmed Sheeikh Daahir iyo Cabdicaziiz Xasan Maxamed Laftagareen. Ammaanka magaalada Baydhabo ayaa si wayn loo adkeeyay, waxaana ammaanka goobta ay doorashada ka dhaceysa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa maanta magaalada Baydhabo ka dhaceysaa doorashada madaxtinimo ee Maamulka Koonfur Galbeed, waxaana doorashada ku tartamaya ila shan musharrax.

Waxay musharrxiinta kala yihiin,Aadan Maxamed Nuur Saransoor, Xuseen Cismaan Xuseen, Ibraahim Macalin Nuunow,Seyid Axmed Sheeikh Daahir iyo Cabdicaziiz Xasan Maxamed Laftagareen.

- Advertisement -

Ammaanka magaalada Baydhabo ayaa si wayn loo adkeeyay, waxaana ammaanka goobta ay doorashada ka dhaceysa la wareegay ciidammada Midowga Afrika gaar ahaan kuwo Itoobiya.

Waddooyinka magaalada waxaa la dhigay ciidamo boolis iyo kuwo militari ah.

Xildhibaanada Koonfur Galbeed ayaa maanta la filaya inay soo doortaan madaxweynaha cusub uu maamulkaasi yeelanayo markii uu dhawaan iscasilay Shariif Xasan Sheeikh Aadan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts