HomeWararMadaxweyne Gaas oo Maanta ku dhawaaqay in uu yahay musharax Madaxweynaha Puntland

Madaxweyne Gaas oo Maanta ku dhawaaqay in uu yahay musharax Madaxweynaha Puntland

Date:

Related stories

The Economist oo Daaha Ka Rogtay Isbeddelka Amniga Caasimadda Soomaaliya

Warbixin cusub oo The Economist soo saartay ayaa tilmaamaysa hoos u dhac weyn oo ku yimid weerarrada Al-Shabaab ee Muqdisho, iyadoo weerarradii la diiwaangeliyay ay hoos uga dhaceen 144 ilaa 5.

Macallin Texas ah oo ooyay ka dib markii ardayda sare ay wax qori wayeen

Macallin ka tirsan dugsi sare oo Texas ah ayaa ilmeynaya kadib markii uu ka hadlay arday 17 iyo 18 jir ah oo weli la tacaalaya xirfadaha aasaasiga ah ee akhriska iyo qorista.

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweynaha waqtiga xilheyntiisa sii dhamaaneyso ee Dowlad goboleedka Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta ku dhawaaqay inuu yahay musharax u tagaan qabashada xilka Madaxweynaha Puntland. Munaasabad loogu qabtay Magalada Garoowe ayuu Maanta ku shaaciyay in markale uu yahay musharax Madaxweynaha Puntland,waxana uu sidoo kale soo bandhigay waxyaabaha u qabsoomay intii uu xilka haayay. C/Weli […]

- Advertisement -

Madaxweynaha waqtiga xilheyntiisa sii dhamaaneyso ee Dowlad goboleedka Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta ku dhawaaqay inuu yahay musharax u tagaan qabashada xilka Madaxweynaha Puntland.

Munaasabad loogu qabtay Magalada Garoowe ayuu Maanta ku shaaciyay in markale uu yahay musharax Madaxweynaha Puntland,waxana uu sidoo kale soo bandhigay waxyaabaha u qabsoomay intii uu xilka haayay.

- Advertisement -

C/Weli Gaas ayaa Xilka Madaxweynaha Maamulka Puntland waxa uu qabtay 8 bishii Koowaad ee Sanadkii 2014,waxa uuna Xilkaasi hayaa Mudo 5 sano ah.

Cabduweli Maxamed Cali Gaas Madaxweynaha Puntland ayaa ku biiraya In ka badan 30 Musharax oo u taagan qabashada Xilka Madaxweynaha Maamulka Puntland, doorashada la filayo inay dhacdo 8 Bisha 1aad ee Sanadka 2019.

Latest stories