HomeWararDuqeyn ka dhacday Gobolka Bari iyo faah faahin kasoo baxeysa

Duqeyn ka dhacday Gobolka Bari iyo faah faahin kasoo baxeysa

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday duleedka Bari ee Magalada Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari Maamulka Puntland. Diyaaradaha nooca  aan duuliyaha laheyn oo loo maleynayo in uu leeyahay Mareykanka ayaa la sheegay inay duqeyntaas ka fuliyeen deegaanka Miraalle oo 28km dhanka bari uga beegan Magaalada Boosaso,iyaga oo kaashanaya Ciidamada PSF […]

- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday duleedka Bari ee Magalada Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari Maamulka Puntland.

Diyaaradaha nooca  aan duuliyaha laheyn oo loo maleynayo in uu leeyahay Mareykanka ayaa la sheegay inay duqeyntaas ka fuliyeen deegaanka Miraalle oo 28km dhanka bari uga beegan Magaalada Boosaso,iyaga oo kaashanaya Ciidamada PSF Puntland.

- Advertisement -

Saraakiil ka tirsan Puntland ayaa waxa ay sheegeen in duqeyntaas ay ka dambeysay kadib markii labadii maalmood ee lasoo dhaafay uu deegaanka Duqeynta ka dhacday dagaal ku dhexmaray Kooxda Daacish iyo Al-Shabaab.

Saraakiishu sidoo kale waxa ay sheegeen in duqeyntaas lagu dilay 8 ka mid ah Al-Shabaab,waxaana deegaanka duqeynta ka dhacday uu yahay dhul buuraley ah.

Mareykanka ayaa todobaaadyadii lasoo dhaafay waxa uu kordhiyay duqeymaha uu la beegsanayo Saldhigyada Al-Shabaab,waxaana shalay War kasoo baxay Africom lagu sheegay in deegaanka Gandarshe ee Gobolka Shabeellaha Hoose duqeyn ka dhacday ay ku dileen 62 Xubnood.

Latest stories