HomeCaalamkaAkhriso:-Xog ku saabsan sababihii dowladda Somalia dalka uga mamnuucday Shirkadda Sahan Research

Akhriso:-Xog ku saabsan sababihii dowladda Somalia dalka uga mamnuucday Shirkadda Sahan Research

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Wasaaradda Amniga ee Xukuumadda Federalka waxay ka mamnuucday Hay’adda Cilmi-baarista Sahan Research inay ka hawlgalaan gudaha Somalia, sababo la xiriira iyagoo khatar ku ah Amniga iyo Qaranimadda Somalia. Sababaha soo dedejiyey in la joojiyey hawlihii ay Hay’adda Sahan Research ka waday Somalia ayaa waxaa ka mid ah iyadoo Agaasimaha Hay’addaasi oo lagu magacaabo  Matt Bryden […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Amniga ee Xukuumadda Federalka waxay ka mamnuucday Hay’adda Cilmi-baarista Sahan Research inay ka hawlgalaan gudaha Somalia, sababo la xiriira iyagoo khatar ku ah Amniga iyo Qaranimadda Somalia.

Sababaha soo dedejiyey in la joojiyey hawlihii ay Hay’adda Sahan Research ka waday Somalia ayaa waxaa ka mid ah iyadoo Agaasimaha Hay’addaasi oo lagu magacaabo  Matt Bryden uu ka hadlay Khilaafka DFS iyo Maamul-gobaleedyadda.

- Advertisement -

Wareysi bishan December 14-dii lagu soo daabacay Wargeyska Washington Post ayuu kaga hadlay Xarigii Mukhtaar Roobow iyo Aragti uu ka bixiyey Khilaafka Dowladda Dhexe ee Federaalka iyo kuwa Maamul-gobaleedyadda.

Waxa uu si aan ganbasho lahayn u sheegay inay DFS tijaabinayso Rabitaankeeda lidka ku ah rabitaanka Maamulladda xubnaha ka ah Federalka.

“Tani waxay aad ugu eg tahay sidii ay DFS  isugu tijaabinayso  inay Rabitaankeeda u adeegsato mid ka dhan ah rabitaanadda Dowlad-gobaleedyadda xubnaha ka ah DFS” ayuu yiri Agaasimaha Hay’adda Cilmi-baarista ee Sahan Research, Matt Bryden.

- Advertisement -

Waxaa intaasi ku sii daray:- “Anigu ma arko qaab wada-xaajood loogu bixi karo arrintan”.

Si kastaba ha ahaatee, Xeeldheerayaasha Siyaasadda ayaa rumeysan inay DFS qoonsatay hadalka Matt Bryden iyo Cinwaanka Maqaalkii Wargeyska Washington Post ee  hal-ku-dhegga looga dhigay: “Somalia waxay ku baraarugtay sidii ay uga hor tegi lahaayeen Hoggaamiyihii 2-aad ee Alshabaab inuu u tartamo Xafiiska.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts