HomeCaalamkaDowladda Kenya oo gudbisay jawaabtii dacwadda Badda Soomaaliya

Dowladda Kenya oo gudbisay jawaabtii dacwadda Badda Soomaaliya

Date:

Related stories

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...
- Advertisement -

Dowladda Kenya ayaa Maanta oo Talaado ah gudbisay jawaabtii laga rebay ee dacwada la xiriirta muranka dhinaca badan ah ee kala dhaxeeya Soomaaliya.

Telefeshinka DW ee dalka Jarmalka ayaa Maanta daabacay in muhiimada uu yeelan doono Go’aanka ay dacwadaas ka gaaraan Garoorayaasha Maxkamadda Caalamiga ah ee Hague,labada dal midkii ku guuleysta.

- Advertisement -

Warbaahinada Caalamka qaarkood ayaa shaaciyay in dowladda Kenya ku adkaysanayso in aysan Maxkamadda Hague xaq u lahayn qaadista dacwadaas,isla markaana dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ay Sanadkii 2009kii heshiis is-afgarad ah ka gaareen.

Sidoo kale dowladda Kenya ayaa ku doodeyso heshiiska dadka Soomaaliyeed ay kasoo horjeedaan in uu horay u saxiixay wasiirkii hore ee Qorsheynta Soomaaliya Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur warsame.

Dowladii uu hoggaaminayay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bilaawday dacwada la xiriirta muran badeedka Soomaaliya iyo Kenya,waxana dowladdii Madaxweyne Xasan Sheekh iyo tan hadda jirta ay Maxkamadda Hague u direen wufuud uu hoggaaminayay Xeer Ilaaliyaha Qaranka Axmed Cali Daahir,isla markaana dowladda ay dacwadaas u gudbisay Maxkamadda Hague.

Latest stories