HomeCaalamkaTirada dadka lagu dilay dagaalka Qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada oo la shaaciyey

Tirada dadka lagu dilay dagaalka Qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada oo la shaaciyey

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Idaacadda FANA Radio ee ku hadasha Codka Dowladda Ethiopia ayaa sheegtay in Ugu yaraan 21 qof oo lagu dilay dagaalkii 2-dii maalmood ee la soo dhafaay ka socday magaalladda Moyaale ee Koonfurta Ethiopia, kuna dhow Xuduudka Kenya,

Fana Radio waxay ka soo xigatyay Sarkaal ka tirsan Maamul-gobaleedka Oromadda in 61 qof lagu dhaawacay Iska-horimaadkaasi oo ku salaysan Milkiyadda magaallada Moyaale.

- Advertisement -

Tan iyo markii uu Ra’isul-wasaaraha Isbedel-doonka ee Ethiopia, Abiy Ahmed uu Awoodda la wareegay bishii April ee sannadkan waxaa dhacay mowjado colaadeed oo ku salaysan Nidaam Beeleed, iyadoo Qowmiyadda Oromadda ee uu RW Abiy Ahmed ka soo jeedo ay duullaan joogto ah ku hayaan Soomaalida ku nool dhulka Soomaalida ka deggan yihiin Bariga Ethiopia.

Sannadkii hore, dagaal Qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromadda dhex maray waxaa lagu dilay boqolaal qof,  waxaana ku barakacay in ka badan hal million oo qof.

Latest stories