HomeCaalamkaMadaxweynihii hore ee dalka Ethiopia oo geeriyooday

Madaxweynihii hore ee dalka Ethiopia oo geeriyooday

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Girma Wolde-Giorgis oo 94 jir ah ayaa geeriyooday maanta, xilli ay 2 isbuuc ka dhinayd 95-guuradii dhalashadiisa. Geeridiisa waxaa shaacisay Warbaahinta Dowladda Ethiopia. Girma Wolde-Giorgis waxa uu  Talada Madaxtinimadda Ethiopia hayey  muddo 12-sanno ah inta  dhexeysay sannadihii 2001-dii ilaa 2013-kii. Lama shaacinin waxa sababay geeridiisa, waxa uu ahaa Nin si fiican uga hadli jirey Luqadaha  […]

- Advertisement -

Girma Wolde-Giorgis oo 94 jir ah ayaa geeriyooday maanta, xilli ay 2 isbuuc ka dhinayd 95-guuradii dhalashadiisa.

Geeridiisa waxaa shaacisay Warbaahinta Dowladda Ethiopia.

- Advertisement -

Girma Wolde-Giorgis waxa uu  Talada Madaxtinimadda Ethiopia hayey  muddo 12-sanno ah inta  dhexeysay sannadihii 2001-dii ilaa 2013-kii.

Lama shaacinin waxa sababay geeridiisa, waxa uu ahaa Nin si fiican uga hadli jirey Luqadaha  Englishka,  Faransiiska iyo Luqada rasmiga ee Amxaariga iyo Luqadda Qowmiyadiisa Afan Orama.

sannadihii la soo dhafaay waxa uu kaalin firfircoon ku lahaa dadaalkii Dib-u-heshiisiinta ee dalalka Ethiopia iyo Eritrea bishii July ee sannadkan ka gaareen Dagaalkiiu dhexeeyey Labada Waddan

Latest stories