HomeCaalamkaAqoonyahan u dhaq dhaqaaqa xuquuqda Oromada oo beeniyey inay Dowladaha Somalia, Ethiopia...

Aqoonyahan u dhaq dhaqaaqa xuquuqda Oromada oo beeniyey inay Dowladaha Somalia, Ethiopia iyo Eritrea ku heshiiyeen inay hal Waddan noqdaan

Date:

Related stories

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.

Musharax Galmudug Liban Axmed oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan

Musharax Galmudug oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan Muqdisho,...

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed Baydhabo, 11...

Taliyeyaasha SNA & Booliiska oo kormeeray TURKSOM

Taliyeyaasha ciidamada oo kormeeray Kulliyadda TURKSOM Muqdisho, 11 Juun 2026 –...
- Advertisement -

Jawar Maxamed oo  ku nool magaalladda Minneapolis ee dalka Maraykanka ayaa ka hadlay doorkii Dowladihii Ethiopia ku lahaayeen Faragelinta Somalia iyo Isbedelka Siyaasadeed ee haatan ka hanaqaaday dalka Ethiopia.

Aqoonyahankaasi oo ah Agaasimaha Fulinta ee Shabakadda Wararka ee Oromia Media Network waxa uu Barta uu ku leeyahay Twitter-ka kaga hadlay  Heshiiskii Is-fahamka ee dhex maray Madaxda dalalka Somali,a Ethiopia iyo Eritrea.

- Advertisement -

Waxa uu xusay inaysan Hoggaamiyayaasha ku heshiinin inay la isku daro dalalkooda, si ay u noqdaan Hal Waddan.

Waxa kale oo uu sheegay  inay Madaxdaasi isku af-garteen inay yeeshaan  Iskaashi dhow ee dhinacyada Dhaqaalaha iyo Ammaanka.

Dhinaca kale,  waxa uu ku eedeeyey in Maamulkii Weyame (Tigreega) horey u maalgeliyeen wax aan qiimo lahayn, balse aysan Wayame mar kale u soo laaban doonin si ay u taageeraan Deganaansho La’aanta Somalia.

Latest stories