HomeCaalamkaSawirro:-Ciidamada Xoogga dalka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay G/Galgaduud

Sawirro:-Ciidamada Xoogga dalka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay G/Galgaduud

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed qeybtooda 21aad ayaa howlgallo looga hortagayo dadka xaalufinaya dhirta waxa ay ka bilaabeen deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud.

Ciidamada Xoogga ayaa howlgalka waxa ay sigaar ah uga fulinayeen  Deegaanada u dhexeeya degmooyinka Caabudwaaq iyo Dhuusamareeb  ee Gobolka Galgaduud,iyaga oo fulinaya heshiis ay horay u gaareen Odayaasha Dhaqanka deegaanada howlgalka laga sameeyay.

- Advertisement -

Ilaa Afar ruux oo ku howlanaa shidida dhuxusha ayaa Ciidamadu xireen,waxaana sidoo kale ay la wareegeen Agabkii ay kooxdaasi adeegsanayeen iyagoo bur buriyay Goobihii Dhuxusha lagu shidayay.

Mid ka mid ah dadka deegaanada holwgalka laga sameeyay ayaa u sheegay Radio Dalsan in ay soo dhaweynayaan howlgalkaas looga hortagayo dadka xaalufinaya dhirta.

Madaxa Howlgelinta Ciidamada qaybta 21aad Korneel  Cqaadir Maxamed  Gasaawe ayaa sheegay inay weli ku raadjoogaan dad kale oo lagu tuhmayo xaalufinta dhirta.

- Advertisement -

Latest stories