HomeWararWado hormarta Xarunta Hay'adda NISA oo gebi ahaanba la xiray

Wado hormarta Xarunta Hay’adda NISA oo gebi ahaanba la xiray

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Waxaa Maanta gebi ahaanba la xiray Wadada hormarta xarunta Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka oo ku taalla  degmada Shibis. Wadada ayaa waxaa lagu xiray Ganjeel weeyn,iyada oo laga xiray inta u dhaxeysa KM-0 illaa Hotelka Global,waxana horay bar-koontorool halkaasi ugu lahaa Ciidamo ka tirsan NISA. Wadadaas la xiray oo ah mid hormarta Xarunta NISA ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa Maanta gebi ahaanba la xiray Wadada hormarta xarunta Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka oo ku taalla  degmada Shibis.

Wadada ayaa waxaa lagu xiray Ganjeel weeyn,iyada oo laga xiray inta u dhaxeysa KM-0 illaa Hotelka Global,waxana horay bar-koontorool halkaasi ugu lahaa Ciidamo ka tirsan NISA.

- Advertisement -

Wadadaas la xiray oo ah mid hormarta Xarunta NISA ee loo yaqaano Habar Khadiijo ayaa markii hore waxaa isticmaali jiray kaliya Gawaarida ay wataan Madaxda Dowladda halka dadka qaarkood ay lugeyn jireen balse intaba la joojiyay.

Dadka ku nool Xaafadaha degmada Shibis oo qaab lug ah horay Wadadaas ugu mari jiray ayaa haatan waxa ay ka soo wareegayaan dhanka Garoonka Koonis  Stadium maadaama wadada bartamaha laga gooyay.

Lama oga waxa xilligaan keenay in Wadada hormarta Xarunta Hay’adda NISA la xiray,waxaana maalma kahor dhagxaan Waaweyn lagu jaray Wadada bartamaha Isgoyska Soobe kadib mashquul badan oo Wadadaasi ka jiray.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts