HomeWararTaliyihii Qeybta 12 Apriil iyo Saraakiil kale oo qarax lagu dilay

Taliyihii Qeybta 12 Apriil iyo Saraakiil kale oo qarax lagu dilay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka naga soo gaaray gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay sheegayan in qarax miino ay ku geeriyoodeen Taliyihii Qeybta 12 Apriil iyo Saraakiil kale. Miinada nooca dhulka lagu aaso ah ayaa la sheegay in ay la qaraxday Gawaari ay wateen Taliyihii Qeybta 12 Apriil Cumar Aadan Dhabad (Cumar dheere)  iyo Abaandullaha Qeybta 12April General Cabdi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaray gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay sheegayan in qarax miino ay ku geeriyoodeen Taliyihii Qeybta 12 Apriil iyo Saraakiil kale.

Miinada nooca dhulka lagu aaso ah ayaa la sheegay in ay la qaraxday Gawaari ay wateen Taliyihii Qeybta 12 Apriil Cumar Aadan Dhabad (Cumar dheere)  iyo Abaandullaha Qeybta 12April General Cabdi Cali Jamaame.

- Advertisement -

Saraakiishaan ayaa qaraxa Miinada waxaa lagula eegtay Aaga dhanaane ee Gobolka Shabeellaha Hoose oo dhawaan ay la wareegeen Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts