HomeCaalamkaDowladda Jabuuti oo ka hadashay wadahadallada Eritrea

Dowladda Jabuuti oo ka hadashay wadahadallada Eritrea

Date:

Related stories

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...
- Advertisement -

Dhawaan waxaa la filayaa in Madaxweynaha dalka Eritrea  Isaias Afeworki iyo wafdi uu hoggaaminayo uu gaaro dalka Jabuuti si uu wadahadallo ula yeesho dhigiisa dalkaas.

Labada dowladood ayaa mudo dhowr Sanno ah waxaa ka dhaxeeyay dagaalo sababay gacan ka hadal dhex maray Ciidamada labada dowladood,hayeeshee haatan ay u bilaawdeen wadahadallo.

- Advertisement -

Wasiirka arrimaha dibadda Jabuuti ayaa waxa uu ififaalo wanaagsan ka muujiyey wada xaajoodka u socda Eritrea iyo Jabuuti, kaas oo mustaqbal wanaagsan u horseedi kara gobolka geeska Afrika.

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hormuud ka ah wadahadallada lagu dhex dhexaadinayo Wadamada Jabuuti iyo Eritrea si xasilooni uga dhacdo wadamada Gobolka.

Latest stories