HomeCaalamkaMaraykanka oo sheegay inay Hawlgalkii Awdheegle ku dileen Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Maraykanka oo sheegay inay Hawlgalkii Awdheegle ku dileen Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Taliska Ciiddanka Maraykanka ugu qaabilsan Qaaradda Afrika ee AFRICOM waxay shegeen inay  4 ka tirsan Alshabaab ku dileen Duqeyn bishan 4-dii ka dhacday Deegaanka Aw-dheegle ee Gobalka Sh/hoose. Qoraal kasoo baxay AFRICOM ayey ku sheegeen inay Duqeyntaasi timid, kadib, markii ay Dagaalamayaasha Al-Shabaab soo weerareen Ciiddamo Maraykan iyo kuwo Somali ah, oo hawlgal Khaas ah […]

- Advertisement -

Taliska Ciiddanka Maraykanka ugu qaabilsan Qaaradda Afrika ee AFRICOM waxay shegeen inay  4 ka tirsan Alshabaab ku dileen Duqeyn bishan 4-dii ka dhacday Deegaanka Aw-dheegle ee Gobalka Sh/hoose.

Qoraal kasoo baxay AFRICOM ayey ku sheegeen inay Duqeyntaasi timid, kadib, markii ay Dagaalamayaasha Al-Shabaab soo weerareen Ciiddamo Maraykan iyo kuwo Somali ah, oo hawlgal Khaas ah ka fulinayay degmada Aw-dheegle.

- Advertisement -

Waxay kaloo sheegeen inay sii wadi doonaan inay kala shaqeeyaan saaxiibadooda Soomaaliya sidii mas’uuliyadda Ammaanka ee Xilliga dheer ee Somalia ay Ciiddanka  Hawlgalka AMISOM ku wareejiyaan DFS iyo Maamul-gobaleedyadda, waa sida ay hadlka u dhigeen.

Mareykanka ayaa todobaadyadii la soo dhaafay waxa uu kordhiyay duqeymaha dhinaca circa ah,waxaana dhowr todobaad kahor duqeynmo is xig-xigay uu ka fuliyay deegaano ka tirsan gobolka Mudug.

Latest stories