HomeCaalamkaAngola: Soomaali ka Cabaneysa Sharci La'aan

Angola: Soomaali ka Cabaneysa Sharci La’aan

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Dalka Angola waxuu ka mid wadamada ku yaalo Koonfurta qaaradda Africa, Waxaa waayadan dambe si ganacsi ah ku tagayey Somali u badan rag ganacsi ka abuuraanayey. Wadanka ayaa markii hore dadka waxaa lagu siinayey sharciyada hanaanka qaxootiga, laakinse dowlada Angola oo hadda soo galootiga Somalida ay ka mid tahay ku wargalisey in loo baahanyahay dal […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dalka Angola waxuu ka mid wadamada ku yaalo Koonfurta qaaradda Africa, Waxaa waayadan dambe si ganacsi ah ku tagayey Somali u badan rag ganacsi ka abuuraanayey.

Wadanka ayaa markii hore dadka waxaa lagu siinayey sharciyada hanaanka qaxootiga, laakinse dowlada Angola oo hadda soo galootiga Somalida ay ka mid tahay ku wargalisey in loo baahanyahay dal ku gal loo saaro sharciga ayaa caqabado badan ay soo wajahayaan, maadama aysan jirin safaarad ay soomalida ku leedahay Angola Jaaliyadda oo ku yar awgeed.

- Advertisement -

Waxaa ay Ganacsatadu u jeediyeen dhaliil Safaaradda Somalia ee Koonfur Africa oo ay marar badan ka codsadeen inay ka helaan Baasaboorka Somaliga.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts