HomeMaqalDhageyso:-Maamulka G/Shabeellaha Hoose oo faah faahin ka bixiyay weerarkii Awdheegle

Dhageyso:-Maamulka G/Shabeellaha Hoose oo faah faahin ka bixiyay weerarkii Awdheegle

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidamada dawlada Soomaaliya oo kaashanaya ciidamo Mareykan ah ayaa xalay saqdii dhexe  waxa ay  weerar ku qaadeen degmada Awdheegle oo ka tirsan Shabeelaha Hoose. Hay’adda sirdoonka iyo nabad-sugidda Soomaaliya ayaa sheegtay inay howlgalkaas ku soo qabteen walxaha qarxa. Wararka ayaa sheegaya in ciidamada goobta weeraray ay adeegsanayeen ciidamada dhulka iyo waliba diyaarado dagaal. Guddoomiyaha Gobolka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada dawlada Soomaaliya oo kaashanaya ciidamo Mareykan ah ayaa xalay saqdii dhexe  waxa ay  weerar ku qaadeen degmada Awdheegle oo ka tirsan Shabeelaha Hoose.

Hay’adda sirdoonka iyo nabad-sugidda Soomaaliya ayaa sheegtay inay howlgalkaas ku soo qabteen walxaha qarxa.

- Advertisement -

Wararka ayaa sheegaya in ciidamada goobta weeraray ay adeegsanayeen ciidamada dhulka iyo waliba diyaarado dagaal.

Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Maxamed Ibraahim Barre ayaa sheegay in weerarkaas oo ahaa mid qorsheysan ay ku bur buriyeen goob qaraxyo lagu diyaarinayay.

Waxa uu sheegay in sidoo kale la bartilmaameedsaday goob ay Al-Shabaab Canshuurta ku qaadi jiray,isla markaan ay la warheleen in ay Al-Shabaab weeraro qorsheynayeen.

- Advertisement -

Dhageyso Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts