HomeWararCarruur iyo Haween ku sumoobay Caano ay cabeen Gobolka Sanaag

Carruur iyo Haween ku sumoobay Caano ay cabeen Gobolka Sanaag

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dadkaan Caanaha ku sumoobay oo gaaraya ilaa 45 Ruux oo isugu jira Caruur iyo Haween ayaa waxa ay ku nool yihiin deegaanka Ceel-Daahir ee Gobolka Sanaag . Dhaqaatiirka Isbitaalka degmada Carmo ee dadkaasi la geeyay ayaa waxa ay sheegeen in xaaladooda kuwo ay daran tahay kuwana ay wanaagsan tahay,isla markaana xaaladooda lala tacaalayo. Faadumo C/llaahi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dadkaan Caanaha ku sumoobay oo gaaraya ilaa 45 Ruux oo isugu jira Caruur iyo Haween ayaa waxa ay ku nool yihiin deegaanka Ceel-Daahir ee Gobolka Sanaag .

Dhaqaatiirka Isbitaalka degmada Carmo ee dadkaasi la geeyay ayaa waxa ay sheegeen in xaaladooda kuwo ay daran tahay kuwana ay wanaagsan tahay,isla markaana xaaladooda lala tacaalayo.

- Advertisement -

Faadumo C/llaahi Cadde oo ah maamulaha Isbitaalka degmada Carmo ayaa sheegtay in dadkaasi ay yihiin kuwo kala daran,isla markaana Carruurta mid ka mid ah ay xaaladiisa ay aad u daran tahay.

Sababaha Caanaha Sunta u keenay ayaa lagu sheegay in ay tahay Caagadaha dadku ay Caanaha ku shubtaan oo aan si wanaagsan aan loo nadiifin.

Majirto cid ku dhimatay dhacdadan ,waxaana dhaqaatiirta Isbitaalka degmada Carmo ay sheegeen in dhacdadaan ay tahay midi ugu horeysay ay arkaan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts