HomeWararSawirro:-Taliyaha Ciidanka xoogga dalka oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab

Sawirro:-Taliyaha Ciidanka xoogga dalka oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye gaas Daahir Aadan Cilmi Indha-qarshe iyo Saraakiil uu hoggaaminayo ayaa kormeeray deegaanka Dhannaane ee Gobolka Shabellada hoose.

Deegaanka Dhannaane ayaa ka mid ah deegaanada dhawaan Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ka kala wareegeen Al-Shabaab.

- Advertisement -

General Daahir Aadan Cilmi ayaa mid mid u kormeeray Difaacyada Ciidamada Xoogga Dalka, wuxuuna Halkaasi ku dhiira geliyay Ciidamada Howlgalada ka wada deegaanka Dhannaane.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indha-qarshe ayaa cutubyo ka tirsan Ciidanka Kula hadlay jiida hore ee dagaalka deegaanka dhannaane, isagoona sheegay in dhawaan Al-shabaab laga saari doono dalka

General Daahir Aadan Cilmi Indha-qarshe ayaa bogaadiyay sida geesinimada ah ay Ciidamada Xoogga Dalka ay u fuliyeen Howlgalka deegaanka Gandarshe lagu, isagoona tilmaamay in Al-Shabaab Howlgalkaasi lagu gaarsiiyay qasaaro xooggan

- Advertisement -

S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indha-qarshe ayaa shacabka Soomaaliyeed ee ku nool deegaanada laga saaray Al-shabaab ugu Baaqay in ay la shaqeyaan Ciidamada Xoogga Dalka.

Latest stories