HomeWararSawirro:-Saraakiisha ugu sareysa Maxkamada Ciidamada iyo Guddiga Garsoorka,Awqaafta iyo arrimaha Diinta...

Sawirro:-Saraakiisha ugu sareysa Maxkamada Ciidamada iyo Guddiga Garsoorka,Awqaafta iyo arrimaha Diinta oo la kulmay

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Waxaa Xarunta Guddiyada ee Villa Hargeysa kulan ku yeeshay Guddiga Garsoorka, Awqaafta Arimaha Diinta ee Golaha shacabka iyo Guddoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Gen: Liibaan Cali Yarow ,Guddoomiyaha Darajada Koowaad Ciidamada Qalabka Sida G/Sare Xasan Cali Nuur Shuute iyo Xeer Ilaalinta Maxkamada Ciidamada .

Waxay ka wada hadleen sidoo loo xoojin laha wada shaqeynta Guddiga iyo Maxkamada iyo Horumarinta Garsoorka si loo gaaro Cadaalad, waxey kaloo uga mahadceliyeen Maxkamada sida ay gudaneyso Waajibaakeeda Qaran ee Dastuuriga ah.

- Advertisement -

Dhanka kale, Guddiga Gaadiidka Wadooyinka Dekadaha iyo Garoomada ayaa Kulan ku yeeshay Xarunta Guddiyada ee Villa Hargeysa.

Ajendaha kulanka ayaa ahaa Xeerka Duulista Rayidka & Saadaasha Hawada Waxaana goobjoog ahaa inta badan Xubnaha Guddiga.

Guddiga ayaa falanqeeyey Xeerkan oo Soo Maray Akhrinta 1aad, Waxayna ka yeesheen dood dheer siday ugu sameeyaan wax-kabedelid iyo wax ku-daris maadaama sharcigan oo aad muhiim ugu yahay dalka.

- Advertisement -

Latest stories