HomeCaalamkaTahriibayaal ay Soomaali ku jirtay oo xoog looga dejiyey Markab Xamuul ah...

Tahriibayaal ay Soomaali ku jirtay oo xoog looga dejiyey Markab Xamuul ah oo soo badbaadiyey

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Saraakiisha Ilaaladda Xeebaha ee dalka Liibiya waxay sheegeen inay koox Tahriibayaal ah si khasab ah uga soo dejiyeen Markab Xamuul oo soo badbaadiyey, kaasi oo muddo 10 maalmood ku xayirnaa Xeebta magaalladda Misraat ee Liibiya. Qaar ka mid ah Tahriibayaasha ayaa la sheegay in lagu dhaawacay Hawlgalkaasi, waxaana la dhigay Isbitaal, halka kuwa kalena loo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saraakiisha Ilaaladda Xeebaha ee dalka Liibiya waxay sheegeen inay koox Tahriibayaal ah si khasab ah uga soo dejiyeen Markab Xamuul oo soo badbaadiyey, kaasi oo muddo 10 maalmood ku xayirnaa Xeebta magaalladda Misraat ee Liibiya.

Qaar ka mid ah Tahriibayaasha ayaa la sheegay in lagu dhaawacay Hawlgalkaasi, waxaana la dhigay Isbitaal, halka kuwa kalena loo gudbiyey Xarun lagu hayo dadka Tahriibayaasha.

- Advertisement -

Taliyaha Qeybta Dhexe ee Ciiddanka Badda iyo Ilaaladda Xeebaha Liibiya, Kolonel Towfiiq Al-salayr ayaa ku dooday inay cabasho ka heleen Kabtanka iyo Mikiilaha Markabka Xamuulka ee NIVIN Cargo Ship, taasi oo ay ku codsadeen in la badbaadiyo Badmaaxiinta la socota Markabka.

2 ka mid ah shaqaalaha ayaa isku tuuray, kadib markii loogu hanjabay in la gowrici doono.

Tahriibayaasha waxay horey u codsadeen in la geeyo Talyaaniga ama Malta, kadib markii laga soo badbaadiyey badda Mediteranian Sea, iyagoo ku wajahnaa xeebaha Talyaaniga.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts