HomeCaalamkaTaliyihii Sirdoonka Milatariga Ruushka oo geeriyooday

Taliyihii Sirdoonka Milatariga Ruushka oo geeriyooday

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Taliyihii sirdoonka milatariga Ruushka Jeneraal Igor Korobov ayaa geeriyooday isaga oo 62 jir ah, sida ay shaacisay wasaaradda gaashaan dhigga ee dalka Ruushka.

Jeneraal Igor ayaa xilkan qabtay sannadkii 2016, waxaana la sheegay in uu Arbacadii u geeriyooday xannuun daran oo wakhti dheer soo hayay.

- Advertisement -

Sirdoonka milatariga Ruushka oo magaciisa loo soo gaabiyo GRU ayaa lala xiriiriyay weerarkii kiimikada neerfaha waxyeesha loo adeegsaday ee ka dhacay Britain kaas oo lagu bartilmaameedsaday Sergei Skripal oo horay uga tirsanaan jiray sirdoonka Ruushka iyo gabadhiisa.

Jeneraal Igor ayaa la fahamsan yahay in uu dhaleecayn kala kulmay masuuliyiinta Ruushka isagoo loo haystay in hawlgalkaasi uu fashilmay.

Weerarka 4 bishii Maarso lagu qaaday Skripal oo 66 jir ah iyo gabadhiisa Yulia oo 33 jir ah ayaa horseeday in isbitaal lagu dabiibo toddobaadyo.

Latest stories