HomeWararMadaxweynaha Puntland oo kala diray Golaha Dagaanka Degmada Gaalkacyo

Madaxweynaha Puntland oo kala diray Golaha Dagaanka Degmada Gaalkacyo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Maamulka Puntland  Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xeer Madaxweyne Lr. 175, November 17 2018, ku kala diray Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo. Madaxweynaha Puntland. Markuu arkay: Dastuurka Maamulka Puntland. Markuu tixgeliyey: Tala soo jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudahada, Dowladdaha Hoose iyo Horumarinta Reer Miyiga. Markay caddaatay: in ay hanan-waayeen shaqadii loo igmaday. Wuxuu Xeeriyey. Waxaa la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Puntland  Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xeer Madaxweyne Lr. 175, November 17 2018, ku kala diray Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo.

Madaxweynaha Puntland.

- Advertisement -

Markuu arkay: Dastuurka Maamulka

Puntland.

Markuu tixgeliyey: Tala soo jeedinta

- Advertisement -

Wasaaradda Arrimaha Gudahada, Dowladdaha Hoose iyo Horumarinta

Reer Miyiga.

Markay caddaatay: in ay hanan-waayeen

shaqadii loo igmaday.

Wuxuu Xeeriyey.

  1. Waxaa la kala diray Golaha Dagaanka

Degmada Gaalkacyo.

  1. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu

Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay

Madaxweynuhu.

-DHAMMAAD-

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts