HomeWararCol. Gabre oo la xiray iyo Dowladda Soomaaliya oo soo dhaweysay

Col. Gabre oo la xiray iyo Dowladda Soomaaliya oo soo dhaweysay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Waxaa Xabsiga loo taxaabay Colonel Gebregziabher Alemseged oo dadka Soomaaliyeed u yaqaanaan Colenel Gabre,kaas oo ahaa taliyihii Ciidamada Itoobiya ee dalka Soomaaliya. Colenel Gabre  ayaa waxaa loo heystaa dambiyo la xiriira ku xad gudub xuquuqda aadanaha ee gobolka ay Soomalidu degto ee dalka Itoobiya oo uu qeyb ka ahaa,iyo si lamid ah banaanbaxyadii dhimashada sababay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa Xabsiga loo taxaabay Colonel Gebregziabher Alemseged oo dadka Soomaaliyeed u yaqaanaan Colenel Gabre,kaas oo ahaa taliyihii Ciidamada Itoobiya ee dalka Soomaaliya.

Colenel Gabre  ayaa waxaa loo heystaa dambiyo la xiriira ku xad gudub xuquuqda aadanaha ee gobolka ay Soomalidu degto ee dalka Itoobiya oo uu qeyb ka ahaa,iyo si lamid ah banaanbaxyadii dhimashada sababay ee ka dhacay Magalada Jigjiga.

- Advertisement -

Waxyaabaha kale ee lagu soo eedeeyay Colenel Gabre ayaa waxaa ka mid ah inta uu Soomaliya ka howlgalayay in uu hub farabadan ka iibiyay dhinacyadii xilliyadaas isku haayay Siyaasada dalka Soomaaliya.

Colenel Gabre  ayaa mar soo noqday lataliyaha dhinaca siyaasada ee urur goboleedka IGAD,hayeeshee waxa laga ceyriyay Bishii June ee Sanadkaan.

Dhinaca kale dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhaweysay tallaabada lagu xiray Colenel Gabre,waxana qoraal uu soo dhigay Bartiisa Twitterka.Agaasimaha  Warfaafinta Madaxtooyada Cabdi Nuur Maxamed Axmed ku sheegay in tani ay muujineyso sida Dowladda Itoobiya uga go’an tahay xasiloonida Siyaasadeed ee wadamada Geeska Afrika

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts