HomeWararSawirro:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay dhigiisa Jaziiradda Qubrus

Sawirro:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay dhigiisa Jaziiradda Qubrus

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyada Fedearaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta la kulmay Guddoomiyaha Baarlamaanka Jaziiradda Qubrus mudane Teberruken Ulucay. Guddoomiyaha oo si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Lefkosa ee Waqooyiga Qubrus ayaa dhigiisa kala hadlay xoojinta xiriirka labada dhinac. Sidoo kale waxa ay ka wada hadleen sidii wadajir la isaga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyada Fedearaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta la kulmay Guddoomiyaha Baarlamaanka Jaziiradda Qubrus mudane Teberruken Ulucay.

Guddoomiyaha oo si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Lefkosa ee Waqooyiga Qubrus ayaa dhigiisa kala hadlay xoojinta xiriirka labada dhinac.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa ay ka wada hadleen sidii wadajir la isaga kaashaan lahaa arrimaha horumarinta iyo aqoon kororsi dhex mara.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa inta uu ku sugan yahay Jaziiradda Qubrus waxa uu la kulmi doonaa Ra’isal wasaaraha iyo Madaxweynaha dalkaasi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts