HomeMaqalDaawo:-Xildhibaan Cosoble “Guddoomiye Muudey waa afduubtay Baarlamaanka wuxuu ka dhigay Dugsi Qur’aan”

Daawo:-Xildhibaan Cosoble “Guddoomiye Muudey waa afduubtay Baarlamaanka wuxuu ka dhigay Dugsi Qur’aan”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Kadib kulankii Maanta ee Golaha Shacabka ayaa Xildhibaan Cabduqaadir Cosoble waxa uu eedeyn kulul u jeediyay Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Cabduweli Ibraahim Muudeey. Xildhibaanka oo Wareysi siiyay Warbaahinta Dalsan ayaa waxa uu sheegay in Guddoomiye Muudey uu Xildhibaanada ku sameeyay Xadgudub,isla markaana Xarunta Baarlamaanka uu ka dhigay dugsi Quraan oo kale. Waxa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kadib kulankii Maanta ee Golaha Shacabka ayaa Xildhibaan Cabduqaadir Cosoble waxa uu eedeyn kulul u jeediyay Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Cabduweli Ibraahim Muudeey.

Xildhibaanka oo Wareysi siiyay Warbaahinta Dalsan ayaa waxa uu sheegay in Guddoomiye Muudey uu Xildhibaanada ku sameeyay Xadgudub,isla markaana Xarunta Baarlamaanka uu ka dhigay dugsi Quraan oo kale.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in intii lagu guda jiray Kulankii Maanta ee uu shir guddoominayay Guddoomiye ku xigeenka 1aad Cabduweli muudeey uu kula dhaqmay fal ka baxsan Xeer Hoosaadka Golaha Shacbaka.

“Maanta qalad weyn ayuu sameyay Guddoomiye Muudeey wax auu xildhibaanada u diiday waxyaabo ay xaq u leeyihiin oo uu xeer hoosaadka u ogolaanayo taas ah ra’yigooda soo jedineed ama diidmeed ayuu yiri Xildhibaan Cabduqaadi Cosoble.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts