HomeWararAkhriso:-Sababta Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya u tegay Kismaayo+Sawirro

Akhriso:-Sababta Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya u tegay Kismaayo+Sawirro

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duhurnimadii Arbacada Maanta waxaa Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose  gaaray wafdi uu hoggaaminayay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi. Mas’uuliyiin ka tirsan Jubbaland ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Magalada Kismaayo kusoo dhaweeyay Ra’iisul wasaarihii hore ee dowladii KMG aheyd ee Soomaaliya,xiligii Madaxweyne Cabdillaahi Yuusuf Axmed. Safarka Cali Maxamed Geedi oo ahaa mid […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Duhurnimadii Arbacada Maanta waxaa Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose  gaaray wafdi uu hoggaaminayay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi.

Mas’uuliyiin ka tirsan Jubbaland ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Magalada Kismaayo kusoo dhaweeyay Ra’iisul wasaarihii hore ee dowladii KMG aheyd ee Soomaaliya,xiligii Madaxweyne Cabdillaahi Yuusuf Axmed.

- Advertisement -

Safarka Cali Maxamed Geedi oo ahaa mid aan horay loo sii shaacin ayaa Warar aan helnay waxa ay sheegayaan in uu wado sidii wadahadal uu u dhexmari lahaa Maamulka Jubaland iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Cali Maxamed Geedi ayaa xilligaan ka mid ah Siyaasiyiinta la dhacsan Siyaasada ay hadda dalka ku maamusho dowladda Federaalka Soomaaliya,waxaana saacadaha soo socda uu la kulmi doonaa Madaxweynaha Jubbaland si uu ugu qanciyo wadahadalada.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts