HomeWararDabka ka kacay Gudaha Garoonka Aadan-Cadde & Shaqadii oo istaagtay

Dabka ka kacay Gudaha Garoonka Aadan-Cadde & Shaqadii oo istaagtay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xalay ayaa dab waxa uu ka kacay Maqaayada CP lunch oo ku dhextaala Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magalada Muqdisho dabkaas oo sababay in howlihii Shaqo ee Garoonka ay istaagaan. Dabka ayaa waxaa wararka aan helnay ay sheegayaan in uu sababay koronto,waxana inta badan uu khasaaro u geystay Maqaayada. Dad ku sugan Gudaha Garoonka ayaa Dalsan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xalay ayaa dab waxa uu ka kacay Maqaayada CP lunch oo ku dhextaala Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magalada Muqdisho dabkaas oo sababay in howlihii Shaqo ee Garoonka ay istaagaan.

Dabka ayaa waxaa wararka aan helnay ay sheegayaan in uu sababay koronto,waxana inta badan uu khasaaro u geystay Maqaayada.

- Advertisement -

Dad ku sugan Gudaha Garoonka ayaa Dalsan waxa ay u sheegeen in weli ay socoto gurmad ku aadan sidii dabkaasi loo demin lahaa,isla markaana Shaqooyinka Garoonka ay istaageen.

Dhamaan Shaqaalaha Garoonka ee saakay soo aaday ayaanan weli gudaha Garonka gelin,waxaa sidoo kale hakad la geliayay duulimaadyadii Garoonka ka bixi jiray iyo kuwii soo degi jiray.

Maqaayada CP lunch ayaa ka mid ah Maqaayadaha waaweyn ee ku dhex yaalla Gudaha Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde,waxaana saameyn uu ku yeeshay dabka ka kacay maqaayadaas.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts