HomeMaqalDhageyso:-Madaxwyene Xaaf”Ukumihii ay abuurtay Dowladda ayaa ku qarxay deegaanada Galmudug”

Dhageyso:-Madaxwyene Xaaf”Ukumihii ay abuurtay Dowladda ayaa ku qarxay deegaanada Galmudug”

Date:

Related stories

Dagaalka Romero: Real Madrid, Atletico iyo Man Utd oo isku eryanaya kabtanka Tottenham

Cristian Romero ayaa laga yaabaa inuu ciyaaray kulankiisii ugu dambeeyay ee Tottenham ka dib dhaawac jilibka ah iyo kooxda oo u laabanaysa Championship-ka.

Ruto Lands 8 Major Deals in Rome as Kenya, Italy Sign New Action Plan

President William Ruto's state visit to Italy has yielded eight new agreements, cementing a three-year action plan with Rome. The wide-ranging deal covers everything from military cooperation and AI to restoring the Cherangany Forest and upskilling Kenya's youth.

Nairobi: Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka UN-Habitat ee horumarinta magaalooyinka

Wafdiga Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowle Saciid Xayd ayaa Nairobi kaga qayb galay kalfadhiga UN-Habitat.

Soomaaliya iyo Isku-tashiga: Xarunta Tamarta iyo Biyaha oo loo dhisay qaab casri ah

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa xarigga ka jaray xarun casri ah oo ay yeelanayso Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha.

Sidee Turkigu u Qodayaa Ceelka Curad-1 ee Badda Soomaaliya? Sirta Qalabka Waaweyn!

Mashruuca Curad-1 waa wejigii koowaad ee Soomaaliya ay ku noqonayso waddan shidaal soo saara.

Deegaano iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Galgaduud saacadihii la soo dhaafay waxaa ka dhacay dilal oo qaarkood la sheegay in ay ahaayeen aanooyin qabiil,waxana dhacdooyinkaas dowladda Federaalka ku eedeeyay Madaxweynaha Maamulka Galmudug.

Madaxweyne Xaaf ayaa sheegay in khilaafka ka dhex jira dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada uu yahay mid dib u dhac badan keenay,hadii uu sii jirana uu sababi karo burbur ku yimaada dalka.

Sido okale waxaa uu ku eedeeyay in dowladda Federaalka ay ku lug leedahay dilalkii Saacadihii la soo dhaafay ka dhacay deegaano ka tirsan Maamulka Galmudug,waxana uu sheegay in Ukumihii dowladda Federaalka ku abuurtay ay ku qarxeen waa sida uu hadalka u dhigay.

Degmooyinka  Cadaado, Afbarwaaqo  iyo Hobyo ayaa waxaa ka dhacay dilal loo geystay Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dad rayid ah  halka degmada  Balanbale ay ka dhaceen dagaal beeleedyo sababay dhimasho iyo dhaawac.

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweynaha Maamulka Galmudug.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories