HomeWararDEG DEG:-Qaraxyo oo laga maqlay Magalada Muqdisho

DEG DEG:-Qaraxyo oo laga maqlay Magalada Muqdisho

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Qaraxyadan oo Saddex  ahaa ayaa kala dameeyay,waxana jugtooda oo aad u weyneyd inta badan laga maqydegmooyinka Gobolkan Banaadir. Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in qaraxyada ay ka dhaceen agagaarka Xarunta Dambi-Baarista ee CID-da iyo Hotelka Saxafi,waxaana sidoo kale la maqlay rasaas. Halka qaraxa uu ka dhacay ayaa ah waddo mashquul badan,waxana hakad galay isku-socodka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qaraxyadan oo Saddex  ahaa ayaa kala dameeyay,waxana jugtooda oo aad u weyneyd inta badan laga maqydegmooyinka Gobolkan Banaadir.

Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in qaraxyada ay ka dhaceen agagaarka Xarunta Dambi-Baarista ee CID-da iyo Hotelka Saxafi,waxaana sidoo kale la maqlay rasaas.

- Advertisement -

Halka qaraxa uu ka dhacay ayaa ah waddo mashquul badan,waxana hakad galay isku-socodka dadka iyo Gaadiidka.

Faah faahinta kala socda Radiodalsan.com

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts