HomeWararAgaasimihii hore ee Wasaaradda Warfaafinta oo qarixii Galabta ku dhaawacmay

Agaasimihii hore ee Wasaaradda Warfaafinta oo qarixii Galabta ku dhaawacmay

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Qaraxyadii is xig-xigay ee Falabta lagu weeraray Hotelka Saxafi ee Magalada Muqdisho ayaa waxa ay geysteen khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo dadrayid ah soo gaaray. Qaarxyada oo Saddex ahaa ayaa la sheegay inay xigtay rag huebsyan oo gaarayay ilaa afar,isla markaana doonayay inay galaan Gudaha Hotelka Saxafi in la toogtay. Dadka qaraxyadii Galabta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qaraxyadii is xig-xigay ee Falabta lagu weeraray Hotelka Saxafi ee Magalada Muqdisho ayaa waxa ay geysteen khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo dadrayid ah soo gaaray.

Qaarxyada oo Saddex ahaa ayaa la sheegay inay xigtay rag huebsyan oo gaarayay ilaa afar,isla markaana doonayay inay galaan Gudaha Hotelka Saxafi in la toogtay.

- Advertisement -

Dadka qaraxyadii Galabta ku dhaawacmay ay ayaa waxaa ka mid ah Cabdirisaq Bahlaawi oo ahaa  Agaasimihi hore ee Wasaarada Warfaafinta Soomaaliya oo xilligii uu qaraxa ka dhacayay ku sugnaa meel aan Hotelka ka fogeen.

Waxaa la arkayay Sawirro laga soo qaaday burbur xoogan oo soo gaaray Gawaarida farabadan oo mooto bajaaj ah iyo kuwa dadweynaha ee Homeyda oo dadkii saarnaa ay ku waxyeeloobeen.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts