HomeWararHowlgal wadooyinka looga aruurinayo Lo’da oo Muqdisho ka bilaawday

Howlgal wadooyinka looga aruurinayo Lo’da oo Muqdisho ka bilaawday

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ciiddanka Ilaalinta Deegaanka Xamar ee hoos taga Maamulka Dowladda Hoose ee Muqdisho waxay xalay fuliyeen Hawlgal lagu ururinayo dhamaan Lo’da ku dayacan Waddooyinka muhiimka ee Muqdisho. Hawlgalkan waxaa ka qeyb galay Ciiddanka Ilaalinta Deegaanka, kuwaasi oo la arkayey iyagoo xoolaha ay qabtaan saarayo Gaadiidka Dowladda Hoose ee Muqdisho. Dhinaca kale, Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciiddanka Ilaalinta Deegaanka Xamar ee hoos taga Maamulka Dowladda Hoose ee Muqdisho waxay xalay fuliyeen Hawlgal lagu ururinayo dhamaan Lo’da ku dayacan Waddooyinka muhiimka ee Muqdisho.

Hawlgalkan waxaa ka qeyb galay Ciiddanka Ilaalinta Deegaanka, kuwaasi oo la arkayey iyagoo xoolaha ay qabtaan saarayo Gaadiidka Dowladda Hoose ee Muqdisho.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Eng. C/raxmaan Yariisow waxa uu dhowr bilood ka hor bixiyey Amarka lagu sii qabanayo Xoolaha nool ee lagu soo daayo Waddooyinka Muqdisho, kuwaasi oo wax u dhimay bilicda iyo isku socodka gawaarida isticmaala qaar ka mid ah Waddooyinka ugu mashquulsan Caasimada.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts