HomeWararAkhriso:-Wararkii u dambeeyay ee doorashada Koonfur Galbeed

Akhriso:-Wararkii u dambeeyay ee doorashada Koonfur Galbeed

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jahwareer Siyaasadeed ayaa ka bilaawday deegaanada Koonfur Galbeed sigaar ah Magalada Baydhabo kadib markii si kedis ah ay isku casileen Xubnihii ugu sareeyay ee guddiga qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed. Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa qorshaheedu yahay inay dhacdo 17-ka Bishaan balse waxa ay u muuqataa inay dib u dhacdo maadaama Xubnihii Gudiga ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Jahwareer Siyaasadeed ayaa ka bilaawday deegaanada Koonfur Galbeed sigaar ah Magalada Baydhabo kadib markii si kedis ah ay isku casileen Xubnihii ugu sareeyay ee guddiga qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed.

Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa qorshaheedu yahay inay dhacdo 17-ka Bishaan balse waxa ay u muuqataa inay dib u dhacdo maadaama Xubnihii Gudiga ay is casileen Jadwalka doorashada ay muhiim tahay in la bedelo.

- Advertisement -

Xubnaha Guddigii doorashada ee is casilay ayaa waxa ay dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyeen inay faragelin kala kulmeen,isla markaana cabasho ay uga timid Xubnaha musharixiinta ah.

Badi Xildhibaanada Koonfur Galbeed ayaa haatan ku sugan Magalada Muqdisho,kuwaas oo todobaadkii la soo dhaafay diyaarado looga soo qaaday Magalada Baydhabo,sida ay horay u sheegeen Siyaasiyiin iyo Xildhibaano ka soo jeeda Koonfur Galbeed.

Wararka Radio Dalsan ka helayo Magalada Baydhabo ayaa waxa ay sheegayaan in ay socdaan kulamo gooni gooni ah oo ay yeelanayaan Xildhibaanada Koonfur galbeed Madaxweynaha xilka ka sii dagaya ee Shariif Xasan Sheekh Aadan.

- Advertisement -

Sidoo kale musharixiinta Madaxweynaha Koonfur Galbeed eek u sugan Baydhabo ayaa iyana kulamo kale leh,waxana jawiga Guud ee Magaalada Baydhabo manta laga dareemayay jawi ka bedelan sidii shalay.

Si kastaba Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed C/qaadir Shariif Sheekhuna Maye ayaa laga sugayaa Go’aanka ugu dambeeya ee doorashada Koonfur Galbeed maadaama Guddigii uu ku dhawaaqay intooda badan ay is casileen.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts