HomeWararDhageyso:-Askari dilay Gabar Macalimad aheyd oo gacanta lagu dhigay

Dhageyso:-Askari dilay Gabar Macalimad aheyd oo gacanta lagu dhigay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Xalay ayaa Magalada Muqdisho waxa askari ka tirsan Ciidanka Dowladda gaar ahaan kuwa ku sugan degmada wadajir uu ku dilay Gabar ka mid aheyd kuwa ku nool Gobolkaan Banaadir. Gabadha ayaa waxaa lagu Magacaabi jiray Safiyo Cabdiraxmaan Maxamuud,waxaana ay ka mid aheyd Gabdhaha waxbartay ee ku nool Muqdisho,waxaana Macalin ay ka aheyd Iskuulka Raage Ugaas,waxana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xalay ayaa Magalada Muqdisho waxa askari ka tirsan Ciidanka Dowladda gaar ahaan kuwa ku sugan degmada wadajir uu ku dilay Gabar ka mid aheyd kuwa ku nool Gobolkaan Banaadir.

Gabadha ayaa waxaa lagu Magacaabi jiray Safiyo Cabdiraxmaan Maxamuud,waxaana ay ka mid aheyd Gabdhaha waxbartay ee ku nool Muqdisho,waxaana Macalin ay ka aheyd Iskuulka Raage Ugaas,waxana la sheegay in Gacanta lagu soo dhigay Askarigii ka dambeeyay dilkaas.

- Advertisement -

Qoyska Safiya ayaa waxaa booqasho ugu tagay Guddoomiye ku xigeenka Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Cabdullaahi Tuulax,si ay ula qeyb sadaan tacsida iyo murugada dilka loo geystay Gabadhooda.

Guddoomiye ku xigeenka Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Cabdullaahi Tuulax ayaa sheegay in Ciidamada Amniga ay gacanta ku dhigeen askarigii dilka u geystay gabadhaas,isla markaana cadaalada lahor-keeni doono.

Waxa uu sheegay in marnab aan la ogolaan doonin in Ciidamadu dadkii ay u qidmeyn lahaayeen inay dilaan,taas bedelkeedana tallaabo laga qaadi doono askari walba ee dad Shacab ah dhibaateeya.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka  Guddoomiye ku xigeenka Maamulka Gobolka Banaadir.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts