HomeCaalamkaMadaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo oo Goordhow ka ambabaxay Muqdisho

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo oo Goordhow ka ambabaxay Muqdisho

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhow ka dhoofay  Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho,iyagoo kusii jeeda Koonfurta Suudan. Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa Garoonka kusii sagootiyay Wasiiro, Xildhibaano iyo xubno sare oo ka tirsan dowlada Soomaaliya. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalka Kuunfurta Suudaan uu uga qayb gali […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhow ka dhoofay  Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho,iyagoo kusii jeeda Koonfurta Suudan.

Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa Garoonka kusii sagootiyay Wasiiro, Xildhibaano iyo xubno sare oo ka tirsan dowlada Soomaaliya.

- Advertisement -

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalka Kuunfurta Suudaan uu uga qayb gali doona munaasabad loogu dabaal-dagayo dhameystirka heshiiskii ay gaareen dhinacyadii isku hayay halkaasi.

Sidoo kale waxaa la filayaa inta uu Madaxweyne Farmaajo ku sugan yahay Koonfurta Suudan kulamo kula la qaato madaxda ka qeyb galeysa munaasabad loogu dabaal-dagayo dhameystirka heshiiskii ay gaareen dhinacyadii isku hayay iyo Madax kale.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts