HomeCaalamkaAkhriso:-Muhiimada Heshiiska dhinacyada Koonfurta Suudaan

Akhriso:-Muhiimada Heshiiska dhinacyada Koonfurta Suudaan

Date:

Related stories

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...

Mogadishu sees lull in fighting after mediation

Clashes between Somali government forces and opposition-aligned groups in...

Police say no protest allowed as fighting erupts in Mogadishu

Police in Somalia's capital Mogadishu said security forces were...
- Advertisement -

Dhinacyada ku kala irdhoobay siyaasadda wadanka Koofurta Suudan ayaa waxaa lagu wadaa in colaadooda lagu soo dhameeyo heshiis ay marqaatiyaal ka yihiin qaar ka mid ah Madaxda Afrika.

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa qeyb ka ah Madaxda marqaatiga ka noqon doona Heshiiska dhinacyada Koofurta Suudaan.

- Advertisement -

Maxamed Caalin oo ah Aqoonyahan si gaar ah ula socda siyaasadda Geeska Afrika ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in heshiiskan uu micno wayn u samaynayo shacabka Koofurta Suudaan ee Colaada ka daalay iyo dalalka kale ee ku yaala Geeska Afrika.

“Waxaa u ahmiyad weyn u leeyahay heshiiskaasi shacabka Koofurta Suudaan iyo sidoo kale Dowladaha dhaca Mandiqada Geeska Afrika waana arrin wax badan ka badali doonta colaadii dhextaalay labada Dal”.ayuu yiri Aqoonyahan Caalin

Waxyaabaha lagu heshiiyay ayaa waxaa ka mid ah, in la sameeyo hub ka dhigis, in la dhiso dowlad wadaag ah iyo in la siidaayo Maxaabiistii la kala qabsaday intii colaada ay socotay.

- Advertisement -

SONNA.SO

Latest stories