HomeCaalamkaMadaxweynaha Soomaaliya oo gaaray Suudaanta Koonfureed

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray Suudaanta Koonfureed

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo madaxweynaha Suudaan Cumar Xasan Al Bashiir ayaa gaaray caasimadda Juba ee Suudaanta Koonfureed si ay uga mid noqdaan mas’uulyiinta soo dhawaynaysay hoggaamiyaha mucaaradka Riek Machar oo muddo labo sanno ah dalkaasi dibadda uga maqnaa. Suudaanta Koonfureed waxay maanta u dabaaldegaysaa maalinta nabadda, labo ka hor ayay ahayd markii madaxweyne […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo madaxweynaha Suudaan Cumar Xasan Al Bashiir ayaa gaaray caasimadda Juba ee Suudaanta Koonfureed si ay uga mid noqdaan mas’uulyiinta soo dhawaynaysay hoggaamiyaha mucaaradka Riek Machar oo muddo labo sanno ah dalkaasi dibadda uga maqnaa.

Suudaanta Koonfureed waxay maanta u dabaaldegaysaa maalinta nabadda, labo ka hor ayay ahayd markii madaxweyne Salva Kiir iyo hoggaamiyaha mucaaradka Riek Machar ay kala saxiixdeen heshiis xabad joojin ah oo lagu soo afjarayo colaadda shano sanno jirsatay ee dalkaasi ka taagnayd.

- Advertisement -

Raadiye ay Qaramada Midoobay leedahay ayaa barta Twitter-ka soo geliyay sawir madaxweynaha Soomaaliya oo ku sugan Juba isagoo uu barbar taagan yahay madaxweynaha Suudaanta Koonfureed.

BBC

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts