HomeCaalamkaAkhriso:-Qodobada looga hadlayo Kulanka Maanta ee Golaha Shacabka

Akhriso:-Qodobada looga hadlayo Kulanka Maanta ee Golaha Shacabka

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya  ayaa Maanta oo Arbaco ah  ay taariikhdu ku beegan tahay 31-ka bisha Octoober 2018  waxa ay kulan ku yeelanayaan xarunta Golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho.

Ajendaha kulanka ayaa ah sii wadista codeyn ansixin horudhac ah wax ka badalka xeer hoosaadka golaha shacabka.

- Advertisement -

Xeerkaas ayaa Isniintii Xildhibaanada Golaha Shacabka waxa ay ka yeesheen dood kulul,iyaga oo qaarkood dalbaday in qodobada qaar isbedel lagu sameeyo.

Xidlhibaanada Golaha Shacabka ayaa waxaa weli horyaalla Ajandayaal dhowr ah oo ay ka doodi doonaan si ay u ansixiyaan inta lagu guda jiro Kal-fadhiga 4aad ee Golaha Shacabka.

Latest stories