HomeCaalamka9 qof oo ku dhaawacantay Is-qarxin ka dhacday Caasimadda dalka Tunisia

9 qof oo ku dhaawacantay Is-qarxin ka dhacday Caasimadda dalka Tunisia

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Afhayeen u hadlay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalkaasi ayaa u sheegay Wakaalladda Wararka Turkiga ee ANADOLU in haweeney isku soo xirtay waxyaabaha qarxa ay la beegsatay gaari Booliska oo marayey waddada loogu magac daray Madaxweynihii hore ee dalkaasi, Xabiib Burqiiba oo ku taalla bartamaha caasimadda ee Tunis. Inta badan dadka dhaawacmay waxay marayeen waddada Xabiib […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Afhayeen u hadlay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalkaasi ayaa u sheegay Wakaalladda Wararka Turkiga ee ANADOLU in haweeney isku soo xirtay waxyaabaha qarxa ay la beegsatay gaari Booliska oo marayey waddada loogu magac daray Madaxweynihii hore ee dalkaasi, Xabiib Burqiiba oo ku taalla bartamaha caasimadda ee Tunis.

Inta badan dadka dhaawacmay waxay marayeen waddada Xabiib Bourquiba ee bartamaha magaalada Tunis.

- Advertisement -

Dadka ku dhaawacmay qaraxa waxay u badan yihiin ciidammada ammaanka dalkaasi.

Wasaaradda arrimaha gudaha ayaa ku tilmaantay qaraxa in inuu ahaa weerar argagixiso.

Haweeney aya isku qarxisay halkaasi, ilaa hadda wax dhimasho lama soo tebinin.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts