HomeCaalamkaSawirro:-Diyaarad rakaab oo ku dhacday Indonesia

Sawirro:-Diyaarad rakaab oo ku dhacday Indonesia

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Diyaarad nooceedu yahay Boeing 737 oo ay leedahay shirkadda Lion Air oo ay saarnaayeen 188 ruux ayaa ku dhacday badda dalka Indonesia wax yar uun ka dib markii ay ka kacday magaalada caasimadda ah ee dalka Indonosea ee Jakarta. Duulimaadkan oo lambarkiisu ahaa JT 610 ayaa ku sii jeedday Pangkal Pinang oo ah magaalada ugu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Diyaarad nooceedu yahay Boeing 737 oo ay leedahay shirkadda Lion Air oo ay saarnaayeen 188 ruux ayaa ku dhacday badda dalka Indonesia wax yar uun ka dib markii ay ka kacday magaalada caasimadda ah ee dalka Indonosea ee Jakarta.

Duulimaadkan oo lambarkiisu ahaa JT 610 ayaa ku sii jeedday Pangkal Pinang oo ah magaalada ugu wayn jasiiraddaha Bangka Belitung.

- Advertisement -

Xiriirkii dhulka ay la samaynaysay ayaa lumay waxyar ka dib markii ay kacdayba, waxyar ka dibna badda ayaa laga helay, mana cadda in ay dad ka badbaadeen.

Diyaaraddan ayuu nooceedu ahaa Boeing 737 MAX 8, wayna cusbayd.

“Diyaaradda ayaa badda hoos u gashay 30 ilaa 40 mitir,” sida uu wakaaladda wararka AFP u sheegay Yusuf Latif oo ah afhayeenka Hay’adda Gurmadka. Wuxuuna intaas ku daray in ay wali baadigoobayaan burburka diyaaradda.

- Advertisement -

Xigasho BBC

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts