HomeCaalamkaJohn Cena & Daniel Bryan oo dilkii Jamaal Khashoggi darteed u joojiyey...

John Cena & Daniel Bryan oo dilkii Jamaal Khashoggi darteed u joojiyey Musaaraco lagu qaban lahaa Sacuudiga

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Majallada Newsweek ayaa qortay in Xiddigaha Xiriirka Maraykanka ee Musaaracada WWE ee John Cena iyo Daniel Bryan inay qaadaceen socdaal ay ku tegi lahaayeen Sacuudiga bartamaha bisha soo socota si ay Tartan Musaaraco ah ugu dhigaan. Newsweek waxay kaloo qortay inay Xiddigahaasi sheegeen inay qaateen go’aankaasi sababo la xiriira dilkii Jamaal Khashoggi. Xiddigahaas waxay safarka […]

- Advertisement -
Majallada Newsweek ayaa qortay in Xiddigaha Xiriirka Maraykanka ee Musaaracada WWE ee John Cena iyo Daniel Bryan inay qaadaceen socdaal ay ku tegi lahaayeen Sacuudiga bartamaha bisha soo socota si ay Tartan Musaaraco ah ugu dhigaan.
Newsweek waxay kaloo qortay inay Xiddigahaasi sheegeen inay qaateen go’aankaasi sababo la xiriira dilkii Jamaal Khashoggi.
Xiddigahaas waxay safarka ay ku tegi lahaayeen Sacuudiga ka heli lahaayeen kharaj dhan 20 ilaa 50 million oo Dollar!!!
Xigasho: Newsweek.
Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts