HomeMaqalDhageyso:-Fanaanka Nimcaan Hilaac oo ka hadlay Showgii laga joojiyay

Dhageyso:-Fanaanka Nimcaan Hilaac oo ka hadlay Showgii laga joojiyay

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Fanaanka Namcaan Cabdiraxmaan Xasan Hilaac ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Bandhig faneed uu ku qaban lahaa Magalada Boosaaso ee laga joojiyay. Nimcaan Hilaac ayaa xaqiijiyay in Showgaas laga joojiyay,isla markaana isaga uu u casuunaa Guddoomiyaha degmada Boosaaso balse bandhig faneedkiisii laga joojiyay. Waxa faah faahin intaasi dheerad ah kama uusan sii bixin Fanaan Nimcaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Fanaanka Namcaan Cabdiraxmaan Xasan Hilaac ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Bandhig faneed uu ku qaban lahaa Magalada Boosaaso ee laga joojiyay.

Nimcaan Hilaac ayaa xaqiijiyay in Showgaas laga joojiyay,isla markaana isaga uu u casuunaa Guddoomiyaha degmada Boosaaso balse bandhig faneedkiisii laga joojiyay.

- Advertisement -

Waxa faah faahin intaasi dheerad ah kama uusan sii bixin Fanaan Nimcaan Hilaac showgaas laga joojiyay iyo halka uu sidoo kale aadi doono.

Dhageyso Codka Nimcaan Hilaac.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts